Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Daynuunaay ee duleedka Baydhabo

Ururka Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Baay, kadib weerar ay ku qaadeen subaxnadii hore ee maanta. Weerarka ayaa la sheegay in loo adeegsaday madaafiic kale duwan, waxaana horay u joogay ciidamo katirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dowladda dhexe, kuwaasi oo sameeyey iska caabin xoogan. Rasaasta dhinacyadu ay iswaydaarsanayeen ayaa laga maqlayay … Continue reading Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Daynuunaay ee duleedka Baydhabo