Maanta laga bilaabo SKIN CARE AND BEAUTY Products iyo wax kasta oo la isku qurxiyo (wiil iyo gabar) meel fog iyo meel kale ha ka raadin! Sabab dheh gabdhoow iyo wiilaloow? Sababtu waxaa safarkii iyo “abbaayo ii soo dir” oo gurigaaga laguu keenay.

Gaalkacyo xaggee laga helaa Zei SKIN CARE AND BEAUTY PRODUCTS?

  • Tel. 090-679-3799 (Xero Daraawiish)
  • Tel. 857-777 ama 775-9857 (Wadajir)

Garoowe waxaad kala xiriirtaa:

    • Tel. 843-994 ama 090-772-6405 ama 630-982

Shirkaddu alaabta ay keento waxa loo kala saari karaa shan qaybood:
1. Face care group (Daryeelka wejiga)
-Face cream
-Face Masks
-Face Wash
-Face cream anti-aging
-Eye cream ant-aging
-Face wash
2. Hand and body care group
-Hand creams
-Body creams
-Body lotion
-Shawer Gel (Saabuunta dareeraha ah reerkoo dhan hal caag bay qaadanayaan)
– Clay (dayactir, daweyn, firfircoonigelinta unugyada jidhka, qurxinta iyo iftiiminta jidhka)
– Bath Salt ( Caga hurista, stesska, firfircoonigelinta unugyada jidhka)
– Hand wash (Nadiifinta gacmaha)
3. Hair Care Group
– Shaambada timaha go’a ama aflaaqada leh
– Shaambada timaha toxobta leh (Ant-dandruf)
– Shaambada timaha engegan
– Shaanbada timaha la midabeeyey (dyed hair)
– Kareemada timaha (Hair Cream)
– Hair Mask
4. Perfumes
– Perfume sets (Rag iyo dumar) Hadiyadaha ku habboon
– Perfumes normal (Rag iyo dumar)
5. Baby Care Group
– Shaambooyinka carruurta
– Baby Bath
– Baby oil
– Baby Cologne (cadarka carruurta)
– Baby bowder (Bootar)
Alaabta Zei waxay ka samaysantahay waxyaabo dabiici ah waxana ka mid ah: Malab, dacar, qumbe, tufaax, ubax, cambe, liin, IWM

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com