Site icon Radio Daljir

Zakariye X. Siciid, agaasimaha Jaamacada Maakhir, Badhan oo ka xog waramay dhismaha & hawlaha jaamacada.

Bossaso, Aug 29 – Hawlaha jaamacada Maakhir ee fadhigeedu yahay magaalada Badhan ee gobolka Haylaan ayaa bilaabanaya bisha Octoobar. Jaamacada oo ka kooban tiro kulliyado ah ayaa lagu furi doono kulliyadaha Waxbarashada & Sanaacada Teknoolajiyada.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version