Yacquub Mursal: Aradaygi kaalinta 1aad ugalay Imtixaanka Puntland

Yacquub Mursal: Aradaygi kaalinta 1aad ugalay Imtixaanka Puntland

Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa shaacisay 10 Arday ee imtixaanka kaalinta ugu saraysa galay.
Yacquub Mursal Yuusuf oo dhigta Bosaaso Public ayaa kaalinta kowaad ugalay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntlan, wuxuuna keenay99.14%

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com