Yaab Yaabkiis: Yaab Badanaa Maamulka Garoowe iyo Kan Gobolka Nugaal

Yaab Yaabkiisa! Maanta oo bisha Janaayo ay aheyd 1, sannadkuna yahay 2018, xarunta Radio Daljir ee Garoowe waxaa yimid guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cumar Cabdillaahi Faraweyne, Duqa caasimadda Garoowe, Xasan Maxamed Ciise (Goodir) iyo xoghayaha gobolka, kuwaasi oo watay ciidan hubeysan. Ujeedada imaatin ee masuuliyiintu ay u yimaadeen xarunta Daljir Garoowe waxa ay ahayd in la … Continue reading Yaab Yaabkiis: Yaab Badanaa Maamulka Garoowe iyo Kan Gobolka Nugaal