Xus Maalinta Haweenka Adduunka oo gabadhaada waxbar | Celebrate this International Women’s Day and educate your daughter

Xus Maalinta Haweenka Adduunka oo gabadhaada waxbar | Celebrate this International Women’s Day and educate your daughter

In la xuso Maalinta Haweenka Adduunka waa muhiim; laakiin xusid waxaa ugu mudan markii aad gabadhaada waxbartid oo faceeda meel kasta oo adduunka hormarka hiigsanaya aysan ka harin. In aad gabadhaada waxbarto waa tallaabada ugu horreysa ee hiigsaga hormar bulsho, waa biloowga ciribtirka fakhriga iyo gaajada. Gabadhaada qaanjeer iyo hormar la’aan ha ku fiirsan ee waxbar oo u ogoloow in ay hormar hiigsato.

***

Yes, it is important to celebrate this International Women’s Day; however, the best of celebrations is to educate your daughter, so she may compete with her peers all over the world, who are on a daily basis trying to be the best they can be. Educating your daughters is society first step to development, so educate your daughter and end poverty. Don’t hold back your daughter; let her shine; let her strive to be the best she can be.

Radio Daljir iyo Bahda Kulanka Haweenka Daljir | Daljir Women’s Desk (dWd)

***

Celebrate Somali Women; celebrate your mother and her contributions to you and to society; and payoff her debt by educating your daughter!

***

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0