Xumaantii Sacuudiga oo Gaartay in Geela Qadar Harraad u Le’do

Sida ay qortay jariirada Daily Mail ee dalka Ingiriiska, boqollaal geel ah oo Qadariyiintu leeyihiin ayaa harraad iyo gaajo u dhintay markii Sacuudigu ay baadkii iyo biyihii ka goosteen. Geela Qadar ayaa badanaa la daajiyaa beero ay Sacuudigu leeyihiin oo ku yaal xuduudda labada dal, dhanka Sacuudiga. Laakiin isla markii uu xiriirku labada dal xumaaday … Continue reading Xumaantii Sacuudiga oo Gaartay in Geela Qadar Harraad u Le’do