Xulka kubadda Cagta Jubbaland oo usoo Baxday Finaalka

Waxaa galabta ciyaar Xiiso baddan dhexmartay Xulka Kubadda cagta Koonfur Galbeed iyo Xulka Jubbaland,taas oo ahayd miid xiiso leh labadda kooxodna ay doonayen midba siday ku tagi lahayd Finaalka ,isla markaana ula dheeli Xulka Puntland oo Finaalka fadhida.

Kooxda Jubbaland ayaa Koonfur Galbeed ku garacday 2-0 taas oo halmar garoonka laga dareemayo Guusha Kooxda Jubbaland,waxaana magalooyinka waaweyn ee Jubbaland sida kismaayo laga dareemayo dabaal dagyo la xiriira guusha Xulka Jubbaland.

Kooxaha Jubbalan iyo Puntland ayaa Malmaha so socda waxay ku hardami donaan koobka ,waxaana tageerayaasha labada dhinac ku haminayaan in koobka la geeyo Garowe iyo Kismaayo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com