MAANHADAL: Xulista Baarlamaanka Puntland iyo doorka hoggaanka dhaqanka (maqal & muuqaal)

MAANHADAL: Xulista Baarlamaanka Puntland iyo doorka hoggaanka dhaqanka (maqal & muuqaal)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal  ee Radio Daljir oo maanta ku saabsan doorka Isimada dhaqanka ee Puntland iyo soo xulista xildhibanaada cusub ee Puntland 2019.

Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan.

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com