Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso idinkaga soo jeedinaya Xuseen Madar.

Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.

Hoos kadhegayso barnaamijka.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)”

  1. maxamed axmed

    madaxda fadaraalka waa in ay kashaqeeyaan iskuxirka bulshada & dawlada shacabkuna lashaqeeyaan

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com