Site icon Radio Daljir

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya  Jaamac C/raxmaan Faan Dhe .

Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c405e8a010100ccf24fe6a3/Barnaamijka+Xulashada+Daljir+17-010219-JC+Faandhe+.mp3?_=1
Exit mobile version