Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya  Jaamac C/raxmaan Faan Dhe .

Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)”

  1. Abti yariisoow

    HASSAN CALI KHAYRE SHEEKADU MA AHA
    IN LACAMBAAREEYO OO KELIYA WAAYO CAMBAARAYNTU WUU KU DARARAA QARCIYAHA GUUD BUUNA U ARKAA,BAL
    WAXAAN RABAA IN AAN WAYDIIYO M/WAYNAHA IYO RE,IISUL WASAARAHA
    ADEER MA AHA IN AAD HADASHAAN
    ANAGANA MADAXA IDIIN RUXNO UMADUNA U
    LE,ATO TARAB TARAB, MADOONAYNO
    MUUQAALKIINU IYO TAYGA IDIIN XIRAN
    IYO FLIGHT BUU SII WATAA XAGUU U SII
    SOCDAA ( KHADAR IYO GURI DANEED )
    WAQTI YAR BANEEYA MEESHA HADII AYDAAN WAXBA KA QABANAYN,GAAR AHAAN XASSAN CALI KHAYRE ADEER
    XALI GURIGAAGA HADII AYAN AHAYN
    DHIIB ISTQLAALAD DEG DEG WAAYO WAA
    DHIBTU WAXAY KA IMANAYSAA GURIGAAGA ( WAANAD MAHADSANTAHAY )

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com