Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac.
Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!
Xulashada Daljir hoos ka dhegayso.
Dhigaal Cusub
« 28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )
« 28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )
Dhigaal Duug ah
Xog: Maxaad kala socotaa sababta uu u qabsoomi waayey kalfadhigii Baarlamaanka Puntland ee u dambeeyey? »
Xog: Maxaad kala socotaa sababta uu u qabsoomi waayey kalfadhigii Baarlamaanka Puntland ee u dambeeyey? »