Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Sheekeeye).

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGEYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Mohamed mohamoud faarax 2 months

    Waxaa hubaal ah in ay dhalinyarada Somaliyeed ubahan yihiin shaqo abuur
    waa in laxadidaa shaqalaha ajaanib ta ah
    si laga baqsado Dhalinyarada tahribaysa