Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Sheekeeye.

Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    WAXAA CAYB AH IN LA AF LAGAADEEYO
    SHAKHSI WAXA UU SAMEEYEY AA CIDINA
    OGAYN ALLE MOOYEE MARKA DACAAYADA QAAR YAANEY IDINLA FOGAAN U DUCEEYA DADKA WAX NOO QABANA WAA
    XILKA E IN RABI WAAFAJIYO JOOJIYA QABIILKA daadkaa REER PUNLAND DHAMAAN WAA SAME FAMILY ADEER HA KALA JEBIN EE ISKU HAY KARAANKAA
    MAHASANIDIN DALJIR WAXBADAN

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com