Xukuumadda DFS oo Faahfaahin ka Bixisay Qarixii Muqdisho ka Dhacay (dhegayso)

Xukuumadda DFS oo Faahfaahin ka Bixisay Qarixii Muqdisho ka Dhacay (dhegayso)

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya, Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Carab), oo warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay qaraxa in ay ku dhinteen in ka badan 10 Qof, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen 9 Qof oo shacab ah, sida uu hadalka u dhigay, in kasta oo ilo madaxbanaan xaqiijiyeen dhimasho iyo dhaawac intaas ka badan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com