Xukuumadda Puntland oo digniin u dirtay maamulka Soomaaliland.

Garoowe, July 28 2016–Golaha xukuumadda Puntland oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxa ay digniin ugu direen dhaqdhaqaaqyada ay xukuumadda Soomaaliland kawado qaybo kamid ah gobolada Sanaag iyo Haylaan iyo sheegashada dhulka Puntland.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com