Xukumadda Somaaliya oo wadda Qorshe lagu Dayactirayo Wabiyada Dalka (dhegayso)

Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Saalim Caliyow Ibroow ayaa sheegay in Xukuumaddu ay wado haatan qorsho lagu dayactiro Wabiyada dalka.

Waiirka ayaa sheegay Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ay ay dib u soo celineyso Biya xireenadii dalka uu lahaa kuwaas oo haatan ah kuwo qaarkood aan Shaqeyn.

dhegayso codka wasiirka


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com