Site icon Radio Daljir

Xubno ka mid ah Khusuusiga oo ku eedeeyey hoggaanka SSC in ay heshiis qarsoodi ah la galeen Somaliland.

Buuhoodle, July 29 – Xubno ka mid ah guddiga Khusuusiga ee gobollada SSC ayaa ku eedeeyey Saleebaan Ciise & Cai Sabarey in ay heshiis qarsoodi ah la galeen hoggaanka cusub ee Somaliland, gaar ahaan M/weyne Siilaanyo oo xibigiisu ku guulaysteen doorashooyinka, shalyna la wareegay hoggaanka Somaliland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Exit mobile version