Xubintii Ciyaaraha: Yaa, ma Alexis Sanchez iyo PSG? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Yaa, ma Alexis Sanchez iyo PSG? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Kooxda Liverpool ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqday heshiiska ay kula soo wareegtay difaaca reer Holland ee Virgil van Dijk oo ay ka dulqaaday kooxaha kale ee Ingiriiska.

Xiddiga kooxda Arsenal, Alexis Sanchez, ayaa safar ku tagay Paris, caasimada Faransa, hooyna u ah kooxda PSG. Kooxda PSG ayaa doonaysa saxiixa Alexis Sanchez iyada oo waliba tan iyo suuqii xagaaga kula tartamaysay Manchester City.

Tabaraha Arsenal ayaa cabsi xoogan ka qaba in ciyaaryahankan uu qiimo jaban kaga haajiro kooxdiisa.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

   

   

   

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com