Walaac Badan Kaddib GIRONA oo Kacday & REAL MADRID oo Kuftay (dhegayso)

Walaac Badan Kaddib GIRONA oo Kacday & REAL MADRID oo Kuftay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kulamo ka tirsana horyaalka Spain ayaa la ciyaaray, kooxda Real Madrid ayaana la kulantay guuldarro aysan marna filayn kaddib booqasho ay uga tagtay kooxda tabarta yar ee Girona ee gobolka Catalina. Intaas kaliya ma aha e guusha Catalina waxa ay reer Catalina u leedahay macno siyaasadeed.

Dhanka horyaalka Ingiriiska kulamo aan xiiso badan lahayn ayaa la ciyaaray, balse waxaa xusid mudan in kooxaha ugu sareeya horyaalka ay weli ku jiran dadaal xooggan sidii ay sannadka cusub u keensan lahaayeen ciyaartoy cusub.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

               

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com