Xubintii Ciyaaraha: Waa mar kale iyo City fkf Wigan iyo xasuustii 2013 (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Waa mar kale iyo City fkf Wigan iyo xasuustii 2013 (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Waxaa la sameeyay isku aadka wareega shan

Xubintii Ciyaaraha: Virgil van Dijk oo Liverpool wacdaro u dhigay (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
LeBron James oo Mar Kale ku Durduriyey Boston Celtics 130-86

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waxaa la sameeyay isku aadka wareega shanaad ee FA Cup, waxaana horey loo reebay kooxaha Arsenal iyo Liverpool, waana mar kale iyo Machester City iyo Wigan iyo xasuustii finaalka 2013 oo Wigan miiska ku rogtay City 1-0. Taasna weli maanka City kama marna!

Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa in ciyaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain (PSG), waa Neymar, ay mushaar ahaan sannadkii siiso lacag dhan 50 million, meesha uu hadda sanadkii PSG ka qaato 30 million. Dagaalka kala reebta waaweynku waa biloow iyo wareeggii 1aad. Ha moogaan oo Daljir iyo Yameni kala soco.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: