Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 4:1 Liverpool (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 4:1 Liverpool (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiirska isbuucii sagaalaad, kooxda Liverpool ayaana weli ku sii socota in ay ka hadho tartanka sannadkaan loogu jiro horyaalka Ingiriiska kaddib guuldarro xanuun badan oo ay kala kulantay Tottenham Hotspur.

Dhanka horyaalka Spain, Real Madrid ayaa u soo dhawaatay hoggaanka horyaalka Spain kaddib markii ay guushii ugu horaysay ku gaadheen garoonka Santiago Bernabeu.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com