Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 3 -1 Real Madrid (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 3 -1 Real Madrid (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka qaarada Yurub heerka guruubyada kulamo xiiso badan ayeyna ahaayeen. Kooxda ugu guulaha badan koobkan hada socda ee Real Madrid ayaa guuldaro xanuun iyo murugo badan kala kulantay kooxda Tottenham Hotspur, loogana badiyey 3:1. Ciyaar xiiso gooni ah lahayd oo ka dhacday garoonka Wembley, ayaa da’yar xirfadlayaal ahi dhulka ku jiideen kooxda caasimada Spain ee Real Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

        

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com