Xubintii Ciyaaraha: Talyaaniga oo la Barooranaya ka Harka Koobka Adduunka (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Talyaaniga oo la Barooranaya ka Harka Koobka Adduunka (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray hal kulan oo ka tirsana isreebreebka koobka adduunka, waxaana mugdi iyo baroor weli sal la’ xulka qaranka Talyaaniga oo seegay koobka adduunka, kuna seegay gacanta Iswedhen.

Dhanka Premier League-ga, kooxda Manchester United ayaa doonaysa in ay 2 ciyaaryahan ka bixiso lacag ka badan 150 million sida lagu lagu baahiyay wargays taageera Manchester United

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

           

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com