Cristiano Ronaldo oo diiday Harry Kane, rabana Kareem Benzema (dhegayso)

Cristiano Ronaldo oo diiday Harry Kane, rabana Kareem Benzema (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Weeraryahanka kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo, ayaa kooxdiisa illaa iyo hadda ka diidan in la keeno wiilka qaab ciyaareedka fiican ee Harry Kane, asaga oo ka doortay ciyaaryahan Kareem Benzema.

Kooxda Everton ayaa iyana doonaysa in ay iska cayriso tababaraha kooxda maamula ayna ku baddasho maamulaha reer Argentina, Diego Simeone, oo maamulya kooxda caasimada Spain ka dhisan ee Atletico Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

  

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com