Xubintii Ciyaaraha: Roma 3-0 Chelsea (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Champions League, heerka guruubyada. Kulamo xiiso badan ayay ahaayeen, kooxda As Roma ayaana guul mihiim ah ka gaadhay dhiggeeda Chelsea, waxaana lagu ciyaaray guriga As Roma.

Waxaa kale oo la ciyaari doona kulamo ka tirsan Champions League, waxaana il gooni ah lagu hayn doona kooxda Real Madrid iyo tababare Zinedine Zidane, ciyaar adag oo ay marti u noqon doonaan kooxda Tottenham Hotspur.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

        


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com