Xubintii Ciyaaraha: Real oo Ronaldo fasaxday maleegeysana qorshe Neymar iyo H Kane (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Real oo Ronaldo fasaxday maleegeysana qorshe Neymar iyo H Kane (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Spain, kooxda Barcelona ayaana soo heshay mid kamid ah dhibicii sannadkan ugu adkaa kaddib markii ay guul raaxo la timid qaybtii danbe ee ciyaarta kooxda Real Betis.

Hoggaanka sare ee kooxda Real Madrid ayaa kulan ay yeesheen waxaa la go’aamiyay in la fasaxo Cristiano Ronaldo, lana keeno weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur, Harry Kane. Real ayaa sidoo kale maleegeysa qorshe ay rabto in ay PSG kala soo wareegto Neymar Jr.

Ronaldo ayaa la rajenyayaa in uu ku biiro Manchester United, kana feer ciyaaro Alexis Sanchez iyo waa cusub oo United u biloowda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

     

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com