Xubintii Ciyaaraha: Philippe Countinho oo ka xaadirey Camp Nou (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Philippe Countinho oo ka xaadirey Camp Nou (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Liverpool, Philippe Coutinho, ayaa markii ugu horaysay gaadhay Camp Nou isaga oo ah laacib ka tirsan kooxda Barcelona. Barcelona ayaan ciyaaryahanka Coutinho waxa uu saxiixi doonaa qandaras 5 sano ah, fiiga baddalkuna waxa uu ahaa qiime dhan €160Milyan (Yuuro), haddii cid kale damacdo in ay la wareegtana shantaas gudaheeda waa €400Milyan. Coutinho ayaa taariikhda ka galay boos cajiib ah oo waa ciyaaryahankii labaad ee Brazil u dhashay oo qiimo intaas dhan lagu iibsado, booska 1aadna waa Neymar.

Kooxda Arsenal ayaa ka hadhay oo laga cidhib-tiray koobka FA Cup oo ay sannadkii hore ku guulaysteen.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com