Xubintii Ciyaaraha: Mauro Icardi ma Real Madrid mise …? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Mauro Icardi ma Real Madrid mise …? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Champions League heerka guruubyada, waxa ayna ahaayeen kulamo xiiso badan. Qaar kooxaha ayaa u soo baxay wareega 16 ee kan xiga.

Mid kamid ah gooldhaliyayaasha ugu fiican kubadda cagta Yurub, Mauro Icardi, ayaa ku biiri doona kooxda Real Madrid xilli ciyaareedka soo socda, waa sida illaa iyo hadda laga aaminsan yahay ciyaartowga.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

              

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com