Xubintii Ciyaaraha: Mar kale iyo Arsenal fkf Chelsea oo waa kee? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis cusub oo wakhti dheer ah ka saxiixday Andreas Christensen kaas oo booskii kala baxay David Luiz bilawgii xili ciyaareedkan.

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa ciyaar xiiso badan ku dhexmari doontaa kulan ka tirsan koobka EFL Cupka. Labadan kooxood ayaa horyaalka Ingiriiska kulmay wax ka yar labo isbuuc markaas oo ay dhibcaha kala qaybsadeen.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

     


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com