Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3-1 Watford (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3-1 Watford (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Premier League-ga waxaa weli hoggaaminaysa kooxda Manchester City oo ka soo kabatay jabkii hakiyey guulihii 18ka ee xiriirka ahaa, si raaxo lehna uga badisay 3-1 Watford.

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa ciyaar adag wada ciyaari doona, waana labo kooxood oo isku magaalo ka dhisan, uuna ka dhexeeyo tartan soojireen ah.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

     

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com