Xubintii Ciyaaraha: Man Utd oo Everton 2-0 dirtay, hanateyna kaalinta labaad (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Man Utd oo Everton 2-0 dirtay, hanateyna kaalinta labaad (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Mancheter United ayaana wadada guusha dib ugu soo laabtay, hanateyna kaalinta labaad ee Premier League-ga oo Manchester City ay kow ka tahay.

Ciyaaryahanka kooxda PSG, Lucas Moura, waxaa dabajooga oo doonaya in ay la soo wareegaan kooxo ka dhisan horyaalka Ingiriiska, kaddib markii kooxdiisu ay sheegtay in uu beec suge yahay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com