Xubintii Ciyaaraha: Ma Puntland iyo Mar Kale iyo Horyaalka Dalka, Mise …? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Ma Puntland iyo Mar Kale iyo Horyaalka Dalka, Mise …? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Xulka Puntland ayaa sannadkii labaad oo xidhiidh ah iska xaadiriyey horyaalka tartanka gobolada dalka kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen xulka gobolka Banaadir.

Madaxwaynaha La Liga ayaa sheegay in Barcelona aysan waajib ku ahayn in ay salaan sharafeed siiso kooxda Real Madrid oo ku soo guulaysatay koobka kooxaha aduunka marka labada kooxood ay ku kulmaan garoonka wayn ee Santiago Bernabéu Stadium

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com