Xubintii Ciyaaraha: Liverpool waa Guulaysatey 3:0! (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Liverpool waa Guulaysatey 3:0! (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda liverpool ayaana u muuqata in ay ka baxday dhibaatadii baryihii danbe ka haysatay dhanka horyaalka kaddib guushii ugu danbeysay ee ay gaadhay.

Dhanka Spain, kulamo la ciyaaray kabacdi, kooxda Barcelona ayaa sii dheeraysay dhibcaha ay ku hoggaaminayso horyaalka kaddib guul muhiim ah oo ay ayana gaadhay. Kulamo kale ayaa la ciyaari doona oo ah isla horyaalka Spain.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

                       

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com