Xubintii Ciyaaraha: Liverpool fkf Manchester United? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Liverpool fkf Manchester United? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni

Waa asuucii sideedaad ee horyaalka Ingiriiska, waxaana ciyaar xiiso badan dhexmari doontaa kooxaha Liverpool iyo Manchester United. Haddii Liverpool laga badiyo waa suurtagal in tababaraha shaqada laga caydhiyo, waana walaac ku soo kordhay kooxda Liverpool.

Dhanka horyaalka Spain, waxaa dib loo ciyaari doona kulamo xiiso badan, horyaalka Spain waa Barcelona ayaa la ciyaari doonta kulan adag dhiggeeda Atletico Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

           

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com