Xubintii Ciyaaraha: Liverpool 1-1 Chelsea (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Liverpool 1-1 Chelsea (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Liverpool iyo Chelsea waa barbardhac aan ka farxin Jurgen Klopp, tababaraha kooxda Liverpool, asaga oo gool laga dhaliyey xilli uu codsanayey isbaddal cayaartooy.

Ciyaar yahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub kaas oo noqon doona 4 sano isla markaana dhamaanaya bartamaha sanadka 2021, waxeyna ka dhigan tahay in xidigaan uu sii joogo doono Camp Nou.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

     

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com