Site icon Radio Daljir

Xubintii Ciyaaraha: Kulanka Liverpool fkf Everton (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Kooxda Arsenal waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay Konstantinos Mavropanos si toos ah ula soo wareegtay, kuna heshay qiime hoose.

Kulamo ka tirsan Koobka FA Cupka ee Ingiriiska ayaa la ciyaaray, labada kooxdood ee Liverpool iyo Everton ayaana ciyaar adag ku ballansan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4edba20a0100bf70cb767b/Ugooni+ah+webka+radio+daljir_5_Janu_2018.mp3?_=1

            

  

Back to Home page