Xubintii Ciyaaraha: Kulamada Premier League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Kulamada Premier League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka dunida loogu daawshada badan yahay ee Ingiriiska, kulamo xiiso badan ayeyna labada kooxood ee dhanka hoggaanka horyaalka isku xiga wada ciyaari doonan.

Dhanka horyaalka Isbeyn waxaa la ciyaari doona kulamo xiiso leh, kooxda horyaalka hogaaminaysa ayaana kulan adag ciyaari doonta kaddib barbardhicii asbuucii hore.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com