Xubintii Ciyaaraha: Jubbaland oo soo Baxday Kana Badisay Galmudug (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Jubbaland oo soo Baxday Kana Badisay Galmudug (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Xulka kubadda cagta Jubbaland ayaa u soo baxay wareega afar dhammaadka tartanka maamul goboleedyada kaddib markii ay xulka Galmudug kaga guulaysteen ciyaar xiiso badan laheyd.

Dhankaas iyo Premier League-ga, kulamo horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Mancheter City ayaana weli sii wadda bandhiga fiican ee ay ku jiraan xilli ciyaareedkan kaddib markii ay hilfaha u qaadeen kooxda Tottenham Hotspur.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

              

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com