Xubintii Ciyaaraha: Jose Mourinho iyo Man United oo Suuqa-kala-iibsiga Dib u Fiirinaya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Jose Mourinho iyo Man United oo Suuqa-kala-iibsiga Dib u Fiirinaya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Jose Mourinho, Tabaraha kooxda Manchester United, ayaa madaxda sare ee kooxdu amreen in uu galo suuqa kala-iibsiga, waxaana loo ballanqaaday kaash hadba intii loo baahdo, si uu u soo xerogaliyo ciyaartooy sarsare.

Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Barcelona, Robert Fernandez, ayaa yimid oo daawaday kulankii ka dhacay garoonka Stamford Bridge una dhaxaysay kooxda Chelsea iyo Manchester United.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com