Xubintii Ciyaaraha iyo Koobka Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo Koobka Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa bilaabanaya wareega lix iyo tobnaad ee koobka Champions League  heerka guruubyada.

Kooxaha Real Mardid iyo Juventus ayaa doonaya inay labo ciyaaryahan isdhaafsadaan, waa marka la gaadho sannadka cusub oo suuqa kala iibsiga ciyaartoydu uu dib u furmi doono.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com