Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Xiriirka Kubadda Cagta Puntland oo Shaaciyey Ciyaartoyda (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Xiriirka Kubadda Cagta Puntland oo Shaaciyey Ciyaartoyda (dhegayso)

Xiriirka kubada Cagta Puntland (XKCP) ayaa ku dhawaqay liiska ciyaartoyda uga qayb galaya Tartanka ciyaaraha maamulka goboleedyada ee ka dhacaya magaalada Kismaayo. XKC Puntland ayaa soo saaray 20 Qof oo dhamaan ah dhalinyarada uga qayb galaya ciyaaraha maamul goboleedyada Dalka.

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Liverpool ayaana dhulka hoostiisa gashay ayada oo asbuuc kahor samada heehaabaysay kaddib guuldarro tii ugu xumayd oo ay kala kulantay lugaha Man City 5:0 Liverpool.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

         

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • ayuub ahmett yasiin 7 years ago

    mashallh waa idacad wngsn oo danta dalka u shaqeeyso Alx hlkaa kasii wda howlwadeenada idacada iyo mulkilaha tnx

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com