Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Paulo Dybala iyo Man Utd, Suurtagal? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Paulo Dybala iyo Man Utd, Suurtagal? (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray hal kulan oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska; isla kulan kale ayaa lagu ballansanyahay sida sida jadwalka iyo ballantuba ay yihiin.

Kooxda Manchester United ayaa diyaarinaysa lacag qaali ah oo ay ku soo qaadato ciyaaryahanka Paulo Dybala una ciyaara kooxda Juventus, kaasi oo xilli ciyaareedkan la yimid qaab ciyaareed aad u bilan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com