Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester United iyo Yaa Kale? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester United iyo Yaa Kale? (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska oo ah midka dunida ugu xiisaha badan. Kooxda Manchester United ayaa ilaa iyo biloowgii horyaalka dhulka la dhigi la’ayahay, waxayna sannadkaan ku guulaysanaysaa kulammo y sannadkii hore barbardhac ahaan jireen. Laakiin weli waxaa soo foolleh kulamo kale oo ayana xiiso badan.

Dhanka horyaalka Spain, kooxda Barcelona ayaa u muuqata in ay ka soo kabsanayso guuldarooyin is xigxigay oo ay kala kulantay kooxda ay sida wayn u xifaltamaan ee Real Madrid. Isla kooxda Real Madrid ayaa asbuucaan mari doonta mid kamid ah tijaabooyinka ugu adkaa xili ciyaareedkan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

       

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com