Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester City 1-1 Everton (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester City 1-1 Everton (dhegayso)

Kooxaha Everton iyo Manchester City ayaa barbardhac dhibcaha ku qeybsaday garoonka Etihad Stadium, waxayna ahayd ciyaartii ugu xiisaha badnayd tan iyo intii horyaalka Ingiriisku uu biloowday asbuuc kahor.

Jose Mourinho, Tababaraha Manchester United, iyo caawiyihiisa Rui Faria ayaa tagay garoonka Etihad Stadium xili ay socotay ciyaar u dhaxaysay kooxaha Manchester City iyo kooxda Everton. Jose Mourinho ayaa isku dayay inuu saxaafadda iska qariyo balse ma dhicin oo kamarada ayaa si toos ah u soo qabatay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

             

Hoos Arag & Bogga 2aad >>> P2

PAGES

1 2

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com