Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Koobka Adduunka & Qaaradda Afrika (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Koobka Adduunka & Qaaradda Afrika (dhegayso)

Maamulka horyaalka La Liga ayaa qoraal ay soo saareen ku cadeeyay in ay si rasmi ah xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ugu gudbiyeen dacwado ka dhan ah kooxaha Manchester City iyo PSG iyaga oo kooxahaas ku eedeeyey in ay jabiyeen sharciga dhaqaale wanaaga Yurub.

Dhanka kale, kulamo ka tirsana is reebreebka koobka adduunka ayaa la ciyaaray, kulamo kale ayaana la ciyaari doona, xiiso gooni ahna waxaa yeelan doona kulamada qaarada Afrika.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com