Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dortmund 1:3 Real Madrid (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dortmund 1:3 Real Madrid (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan koobka horyaalada Yurub ee Champions League, kooxda Real Madrid ayaana soo gabagabaysay, meelna saartay Borussia Do

Manchester United oo 3-1 ugu tabarsheegatay Arsenal (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan koobka horyaalada Yurub ee Champions League, kooxda Real Madrid ayaana soo gabagabaysay, meelna saartay Borussia Dortmund. Dhanka kale kulamo xiiso badan ayaa la ciyaari doona isla kooba Champions League.

Ciyaaryahanka kooxda Bayern Munich, Arjen Robben, sheegay in aan la arag boorso lacag ah oo gool dhalisay, wuxuuna Robben sheegay in PSG ay lacag ka badan Bayer Munich suuqa la gashay balse aan la arag lacag goolal dhalisay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

        

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: