Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alexis Sanchez waa Xaggee (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alexis Sanchez waa Xaggee (dhegayso)

Kooxda Manchester United ayaa doonaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo ciyaaryahanka lagu magacaabo Ander Herrera inta aan la gaadhin sanadka cusub ee 2018.

Kooxda real Madrid ayaa iyana doonaysa hadii ay ku guuldaraysato ciyaaryahanka Alexis Sanchez ee kooxda Arsenal in ay u wareegto ninka u ciyaara kooxda Tottenham Harry Kane.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

   

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com