Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Oxlade-Chamberlain waa Chelsea (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Oxlade-Chamberlain waa Chelsea (dhegayso)

Ciyaaryahankii labaad ee kubadda cagta ee dunida ugu qaalisanaa, Ousmane Dembele, ayaa ku guulaystay tijaabadii caafimaadka ee kooxda Barcelona. Ousmane waa 20 jir, wuxuuna taariikhada ka galay in lacagtii ugu badnayd laga bixiyo ciyaaryahan kubada ciyaara marka laga reebo Neymar oo da’ ahaan ka wayn Ousmane Dembele

Kooxda Chelsea iyo Arsenal ayaa isku afgartay iibka xiddiga lagu magacaabo Alex Oxlade-Chamberlain, waxayna Chelsea ugu danbayn ku guulaysatay in ay dhiggeeda Arsenal ku qanciso in 24 sano jirkani uu Stamford Bridge ku soo biiro.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

   

 

 

  

   

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com